Posts

Iran oo gantalo ladhacday xarumo israaiil iyo maraykanku ciraaq ku leeyihiin

Image
Ciidanka Ilaalada Kacaanka Iran ee ku sugan Ciraaq ayaa fuliyay weerarkoodii ugu ballaarnaa , iyagoo gantaalada Ballistic-ga iyo diyaaradaha aan duuliyaha lahayn ku weerarray saldhigyo ku yaalla Erbil, ee waqooyiga Ciraaq. Warsaxaafadeed ay baahiyeen Ilaalada Kacaan ayaa lagu sheegay in weerarka lala beegsaday saldhigyo cadow iyo basaasiin shisheeye oo ay ku sheegay inay xiriir la leeyihiin Mossad. Dhismaha ay gantaalka ku bartilmaameedsatay Iran, oo ku sheegtay xarun ay adeegsadaan basaasiinta Mossad ee Erbil, Ciraaq.

“Waxaan u baahanahay inaan dhisno dawlad Falastiini ah oo madax bannaan.”xoghaya arimaha dibada maraykanka

Image
Xoghayaha arrimaha dibadda Mareykanka, Blinken markii uu ka tagay Turkiga , wuxuu sheegay ; “Waxaan u baahanahay inaan dhisno dawlad Falastiini ah oo madax bannaan.” Turkiye kaddib, Blinken wuxuu booqan doonaa Giriiga, kaddibna wuxuu u duuli doonaa Jordan, oo uu ku xijinayo Qatar, Imaaraadka, Sacuudiga, Masar,Israa’iil iyo ugu dambeyntii Daanta Galbeed. Faallo: Waa maxay ujeeddada booqashada bariga dhexe ee Blinken oo ay uga duwan tahay afartii socdaal ee hore ? Blinken wuxuu u marayaa waddamada gobolka si uu ugala hadlo in Maraykanku cadaadis saarayo Israa’iil si loo ilaaliyo nolosha dadka rayidka ah ee Qasa iyo Daanta Galbeed. Ma maqashay howlgalka wajiga saddexaad ee Israa’iil, wuxuu raba Blinken inuu ugu sharraxo bariga dhexe inuu yahay howlgal kaliya noqon doona mid lagu beegsado dagaalyahannada Xamaas, dibna loo furo wada-hadallada maxaabiista lagu sii deynayo. Arrinta kale ee ah inuu sheegayo in la kordhinayo gargaarka bini'aadantinimo ee Qasa iyo bixinta baahiyaha aasaa

33 basaas oo katirsan sirdoonka israaiil ee moosaad ayuu gacanta kudhigay sirdoonka turkigu

Image
Sidee sirdoonka Israa’iil uga qortaan gudaha Turkiga basaasiin? Hay’adda sirdoonka Turkiga ee MİT, ayaa shalay shaaca ka qaaday inay gacanta ku dhigtay shabakad basaasiin 34 qof ka kooban oo gudaha Turkiga uga shaqeynayay sirdoonka dibadda Israa’iil ee Mossad, kuwaaso u badnaa dad ku hadla Carabiga iyo Turkiga oo isugu jiray Falastiiniyiin, Turki , Israa’iiliyiin iyo kuwa jinsiyado kale haysta oo aan la sheegin. Waxaa jira 12 kale oo shabakadan ka tirsan oo baxsad ah kuwaaso la aaminsanyahay inay xilli hore ka baxeen Turkiga ,sida laga soo xigtay warbixinta MİT. Kani waa hawlgalkii afraad ee ka hortagga sirdoonka Turkiga ee ka dhanka ah shabakada wararka iyo hawl-wadeennada xiriirka la leh adeegyada sirdoonka Israa’iil, sida Shin Bet iyo Mossad, tan iyo 2021. Haddaba su’aasha waxay tahay sidee ugu suragashay Israa’iil inay basaasiin shabakad sidaa u ballaaran ku dhex sameyso gudaha Turkiga? Turkiga , wuxuu leeyahay magaalooyin taariikh ku leh howlgallada sirdoonka, waxaan ogahay

Sanadkan 2024 wuxuu umuuqdaa sanad waxyaabo waawayni ay dhacayaan

Image
Waxay u muuqata inan gudagalnay sannad xiisadda waddamada ay sare u kacayso . Shalay waxaa dhacday ciidamada Maraykanka oo ay weheliyaan ciidamada Kuuriyada Koonfureed inay dhaqdhaqaaqyo ka billaabeen xadka Kuuriyada Waqooyi. Maanta Kuuriyada Waqooyi , ayaa dhaqdhaqaaqyada uga jawaabtay 200 oo madfac oo ay ku riday meel u dhow jasiiradaha Kuuriyada Koonfureed ee Yeonpyeong iyo Baengyeongdo. Madaafiicda ayaa ku kala firirsanaa aagga badda ee woqooyiga ka xigta xudduudda, taas oo ah xudduudda dhabta ah ee badda. Kuuriyada Koonfureed waxay sheegtay inay qaadi doonto tillaabo la mid ah, oo ay uga jawaabayso madaafiicda Kuuriyada Waqooyi.

English-somali special education book

Image

Dalka koonfur afrika oo dacwad ka dhan ah israaiil u gudbiyay

Image
Dalka Koonfur Afrika ayaa dacwad ka dhan ah Israa'iil u gudbiyay Maxkamadda Caalamiga ah ee Caddaaladda, waxayna ku sheegtay in falalka Israa'iil ee Qasa ka geysanayso ay yihiin 'xasuuq bulsho, oo tirtiraya qaranka iyo qowmiyadda Falastiiniyiinta 🇮🇱sidoo kale dagaalo adag oo maanta qasa ka dhacay ayaa lagu dilay 7 askari oo mid ka mid ah uu yahay sarkaal ciidanka Israa’iil

Sidra Coin is the main coin you have

Image
Sidra Tokens are the number of tokens you receive from validating daily. (You can swap them for Sidra Coins.) Referral tokens are given to you based on the total number of people who joined the system because of you. Each token can be swapped for 10 Sidra Coins. You can only swap referral tokens from referees who have completed the KYC process SUSD are pegged to the Sidra USD. SQAR are pegged to the Qatari Riyal Each 1 USD equals 3.6 QAR, fixed. 4 steps need to be done KYC P2P Verification 1. Initiate the video tracking process by clicking on the displayed icon in this page. This step requires capturing a video as part of the verification process. 2. To proceed, you need at least two users to confirm your identity. Users can do this by taking a real-time video for you through the 'P2P Verification' icon in your Sidra account. 3. Your kyc is currently under review by our KYC team. Please wait for the processing to be completed. 4. Congratulations! Your KYC have success